Baledweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 900 oo arday oo ka qalinjibiyay Jaamacada Jaamacadda New Generation ayaa munaasabad loogu qabtay magaalada Hargeysa.
Munaasabada waxaa ka qeeybgalay madax kasocotay maamulka Soomaliland hogaanada xisbiyada aqoonyahano walidiin iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


