Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Jubaland, Saacid Cabdullaahi Macalin, ayaa magaalada Kismaayo ka daah furay aqoon kororsi loo qabtay shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Sayid Mohamed Abdulle Airport.
Tababarkan ayaa inta uu socdo shaqaalaha lagu bari doonaa shrciyada garoomada diyaaradaha iyo sida loomaamulo.
waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


