Haween ku nool Baladwayne oo abuurtay fursado ganacsi

0
92

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya Karin Shaxa

haweenkan ayaa Kariya Shaxa Kadibna Daqliga kasoo Galo Ayeey Kumareeyan Nolosha Qoyskoda

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here