Tababar kor loogu qaadayo aqoonta beeraleyda gobolka Mudug oo laga furay magaalada Gaalkacyo.

0
116

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasarada Beeraha Dowladd Gobleedka Galmudug Ayaa Magalada Galkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ku Qabatay Tababar Kor Loogu Qadayay Aqonta Beeraleyda Kunool Magalada Galkacyo

Tababarkan Ayaa Waxa Kaqeyb Galay Masuuliyin Katirsan wasarada Beeraha Galmudug kan Dagmada Galkacyo Iyo Xubnihii Tababarkan Looqabtay .

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here