Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Deegaanka Iyo isbedelka Cimilada gobolka Saraar ayaa deegaanka Waylo Koriye ka bilawday mashruuc lagu Nafaqaynayo Ciida loogana faa,idaysanayo Biyaha Roobka si loogu faaideysto waqtiga jiilaalka
furitaanka mashruucan ayaa waxa ka qeyb galay ma’uuliyiinta wasaarada Deegaanka maamulka gobolka Saraar iyo kan deegaanka Waylo Koriye.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


