In ka badan kun qoys oo dhar iyo iyo Teendhooyiin loogu qeybiyay Degmada Deyniile.

0
101

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Gargaarka Boqor Salmaan islamarkaana kaashaneeysa Hey’adda Tadaamun ayaa inkabadan 1,800 oo qoys deeq dhar iyo Teendhooyiin ugu qaybisay Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir.

Deeqdaan dharka ah ayaa waxaa ka faa’idaystay Barakacyaal u badan Haween, Odayaal iyo Caruur islamarkaana baahi badan u qabay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilal Daahir Waaney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here