Tababar ku saabsan Maareynta Saldhigyada Booliska oo lagu qabtay Baraawe

0
103

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Amniga Gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baraawe ku qabatay tababar ku saabsan Maareynta Saldhigyada Booliska, oo loogu talagalay taliyaasha iyo taliye-ku-xigeennada saldhigyada booliska ee Koonfur Galbeed.

Tababarkan oo socon doona Muddo Saddex Maalin ah ayaa lagu qadaan doonaa casharo la xariiro habka Maareynta Saldhigyada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here