Qoysas ku nool deegaanka Magoolay oo codsaday deeq biyo ah

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool deegaanka Magoolay ee hoostagta degmada Jariiban gobolka Mudug ayaa waxa soo food saaray xaalada Biyo la’aan.

Qoysaskan oo u badan reer miyi ayaa ah kuwi xoolo dhaqto ah kuwasoo baahi badan u qabo in ay helaan ceel biyood.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here