Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dugsi hoose dhexe oo laga hirgaliyay magaalada Hargeelle ee dowlad deegaanka soomalida ayaa xariga laga jaray.
Munaasabada xarigjarka dugsigan waxaa kusugnaa maamulka Gobolka Afdheer kan degmada Hargeele masuulinta waxbarashada gobolka Afdheer iyo aqoonyahano.
Warkan Waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


