Shir looga hadlayay nadaafadda biyaha oo lagu qabtay Baydhabo

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daahfurtay Shirka Wadatashiga iyo Xog-isdhaafsiga ee Wasaaradda iyo hay’adaha ka howlgala gobollada maamulkaasi, kuwaas oo ka shaqeeya dhinacyada biyaha, fayadhowrka iyo nadaafadda.

Shirkan oo bishiiba mar la qabto ayaa waxaa ka soo qeyb galay hay’adaha bixiya adeegyada la xiriira biyaha, fayadhowrka iyo nadaafadda, iyadoo lagu falanqeynayo horumarinta adeegyadaas muhiimka ah.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here