Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ridwaan axmad oo ka mid ah gabdhah ku nool magaalada baladweyne ayaa la timid xirfad ay ku mareeyso nolosha qoyskeda tasoo ah sameynta alaabaha farshaxanka kuwasoo laga sameyo dun
Wax yabaha ay sameyso waxaa ka mid ah funanadaha boorsooyinka iyo koofiyadaha kuwasoo ay ka sameyso dun dhoowr nooc ah.
Warabixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


