Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabatay munasabada Bandhigga isku xirka Fursadaha shaqada iyo shaqa doonka ee Suuqa Shaqaalaynta Bariga Africa kaasi oo muhiimadiisu tahay in wax looga qabto shaqa la aanta dhallinyarada iyo sara u qaadidda ganacsiga.
Waxaa ka qeybgalay Bandhigaan Dhallinyaro,waxgarad,Ganacsto iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


