Qalin naadir ah oo lagu sameeyay isbitaalka Al Raxma ee magaalada Baladweyne.

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhaqaatiirta iyo holwadeennada isbitaalka Al Raxma ee magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay in kala goyska laga badalo haweeney 86 sano jir ah oo laga keenay deegaanka Buq-goosaar ee gobolka Hiiraan.

Haweeneydan oo ka jabtay sinta islamarkana da’ ah ayay dhaqaatiirtu dadaal badan ku guuleysteen qalinkeeda iyadoo hadda ku socota lugaheeda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here