Iskuulada Degmooyinka iyo deeganada Jubbaland oo la gaarsiiyay buugaagta Manhajka Soomaaliya

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Wax-barashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dawlad goboleedka Jubaland ayaa Buugaagta man-hajka Soomaaliya gaarsiisay 82 Iskuul oo kuyaala Dagmooyinka iyo Deegaanadda Jubaland.

Waxa kaqeyb Galay Gaarsiinta Bugaagta Man Hajka Somaliya iskuuladan Agaasimaha Waaxda Man Hajka Xubno Katirsan Wasarada waxbarashada Hidaha Iyo Taclinta Sare Ee Sonaliya Iyo Macalimiiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here