Arday waxbarasho lacag la’aan ah ka heshay Jaamacadda Baladweyne

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Arday isugu jirta Wiilal iyo Gabdho oo sannadkan ka qalin jabisay dugsiyadda sare ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay jaamacadda Baladweyne ee Degmada Baledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Ardaydan ayaa dhigan doonaa Kulliyadaha Caafimaadka, Waxbarashada, Tiknoolajiyada iyo Kulliyadaaha kale ee ka baxa Jaamacadda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here