Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 140 arday oo dhameeysey shareecada Islaamka iyo arrimaha bulshada islamarkaana ka aflaxday machadka al-misbaax ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Gaalkacyo
Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka machadka ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


