Bandhigga hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munsabad lagu daah-furayay Bandhigga Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed kasoo ay soo qaban qabiyeen dhalinyarada magaalada Muqdisho.

Waxana ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan dowladda sida xildhibaano wasiiro ururada bulashada odyasha dhaqanka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here