Gabdhaha ku biiraya gooba jirdhiska oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Baladweyne Ee Xarunta gobalka Hiiraan Ayaa Waxa kusoo Badanaya gabdhaha Tagaya Goobaha Jir dhiska Ee Laga Hirgiliyay Magalada Baladweyne.

Gabdhahan ayaa Si Maalin La’ah Usameyo Jimicsi si Ay Uhelan Jir Qurux Badan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here