Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Camuud Foundation ayaa deegaanka weeraar ee gobolka Owdal deeq raashiin ugu qaybisay inkabadan 190 qoys oo danyar ah.
Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka koobneed Bariis, Bur, Songor, iyo Saliid waxa ka faa’idaystay Qoysas isugu jiro Haweèn Caruur iyo Odayaal.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


