Kulan ku saabsan Xiriirka Iskaashiga bulshada iyo Dowlada oo lagu qabtay deegaanka Buulo Xaaji

0
88

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Jubbaland ayaa Deegaanka Buulo Xaaji ku qabatay Kulan kusaabsan Xiriirka Iskaashiga bulshada , Dowlada iyo Horumarinta Maamulka.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland, Odayaal, Haween iyo Dhallinyaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here