Deeq raashin ah oo magaalada Kismaayo loogu qeeybiyay qoysas danyar ah.

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa deegaanada Yoontooy Hurgooy ee Waqooyiga Magalaada Kismaayo deeq raashiin ugu qaybisay inkabadan 2,600. qoys oo Barakacayaal ah

Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka koobneed Bariis, Bur, Songor, iyo Saliid waxa ka faa’idaystay Qoysas isugu jiro Haweèn Caruur iyo Odayaal.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here