Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga maamulka Galmudug ayaa kulan looga hadlayay xasilinta amniga la qaatay dhallinyarada ku nool magaalada Gaalkacyo.
Kulankan ayaana waxaa ka soo qeyb galay ururada dhalinyarada aqoon yahano laamaha amniga sarkiisha ciidanka iyo masuulinta magaalada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


