Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Jaamacada Green Hope faraceeda Baladweyne ayaa qabtay kulan logu soo dhaweeynayay Ardayda sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacadda, Macallimiin, Dhaqaatiirta Jaamacadda iyo arday isugu jirtay Wiil iyo Gabdho.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.


