Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool deegaanka Taracas oo hoostaga degmada Xeraale ayaa Wasaaradda Waxbarashada maamulka Galmudug ka codsaday in loo dhiso dugsiyo waxbarasho.
Bulashadan oo u badan reer miyi ayaa u bahan waxbarasho diini iyo maadi kuwasoo heysto caruur gaartay waqtigii ay wax baran laheyn
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


