Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, taasi oo laga hirgelinayo dhisme casri ah oo qeyb ka qaadan doona horumarinta deegga Waxbarasho ee dalka.
Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay Gudomiyaha gobolka Banaadir wasiiro xildhibaano iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


