Garoonka ciyaaraha degmada Diinsoor oo la dhagax dhigay

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Dhalinyarad iyo Ciyaaraha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Salmaan Shucayb Cali ayaa ka dhagax Dhigay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Garoonka Ciyaaraha ee Degmada

Munaasabada Dhagax dhiga Waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Degmada Diinsoor, Madax ka socotay EUROPEAN UNION iyo Marti Sharaf kale.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here