Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gurmadka abaaraha ee gobolka Awdal ayaa deegaanada ceel la helay damshey iyo xayaabley ee degmada Lughaya gaarsiyay deeq raashiin oo loo qeybi in ka badan 270 qoys oo Barakacayaal ah
Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka iskugu jirtay Bariis, Bur, Songor, iyo Saliid waxa ka faa’idaystay Qoysas isugu jiro Haweèn Caruur iyo Odayaal.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


