Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Ayaa Manta Magalada Baladweyne kadahfuray tababar Kor Loogu qadayay Aqoonta Saxafiyinta kucusub Saxafada Ee Magalada Baladweyn
Tababarkan ayaa socon Doona Mudo Labo Malin ah kaaso Inta Uu socdo Wariyayasha magalada Baladweyne Aqoontoda Saxafinimo Kor loogu qadi Dono
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


