Dhismaha xarunta Jaamacadda Imaamu Shaafici oo laga dhagax dhigay magaalada Galkacyo.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu dhaga dhigayay dhismaha xarunta Jaamacadda Imaamu Shaafici faraceeda Gobalka Mudug.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeybgalay Madax ka socotay Maamulka Degmada Gaalkacyo, maamulka Jaamacadda Imaamu Shaafici , Bahda waxbarashada, Macallimiin iyo Odayaal.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here