Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeynaa dhallinyarada sabuulka galeeyda ku iibiya hareeraha wadooyinka Baladweyne si aay noloshooda u maareeyaan 23-9-2025-ka Maxamed yuusuf cabdulaahi


