Shir looga hadlayay Isku Xirka Ciyaaraha loo dhan yahay ee gabdhaha oo lagu qabtay Hargeysa

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulankan oo diiradda lagu saarayay Isku Xirka Ciyaaraha Loodhanyahay kaasi oo ah qorshe lagu hormarinayo ciyaaraha gabdhaha ee maamulkasi .

Waxa kaqeyb Galay Dahfurka Kulankan agaasimaha Guud wasaaraddda ciyaaraha Somaliland ,Agaasimo Waxeedyada Wasarada Dhalin Yarada Iyo Ciyaraha Somalilan iyo Xubno Kale Oo Katirsan bahada ciyaaraha.

Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here