Tababar ku saabsan xuquuqul aadanaha oo lagu qabtay Kismaayo

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta magaalada Kismaayo ka furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan xaquuqul insaanka, kaas oo loo qabtay guddi-hoosaadyada Golaha Wakiillada Jubbaland.

Waxaa ka qqeybgalay aqoon-isweydaarsigan xubno kamid ah golaha wakiilada Jubbaland ,masuuliyiin ka socday maamulka magaaladaasi iyo madax kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here