Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay sidii haweenka Soomaliyeed ay door ugu yeelan lahaayeen aragtida dib uhabeeynta Dasturka Soomaliya.
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Soomaliya siyaasiyiin iyo madaxda ururada haweenka Soomaliyeed.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


