Tababar kusaabsan Wada shaqeeynta Bulshada iyo Laamaha Amniga oo lagu soo xiray Balcad.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Amniga Hirshabeelle ayaa degmada Balcad ukusoo gabagabeysay qaar kamid ah Bulshada iyo ciidanka Boliska tababar ku saabsan wada-shaqeynta bulshada iyo laamaha amniga.

munaasabada lagu soo xirayey tababarka ayaa waxa goob joog ahaa wasiirka Wasaaradda Amniga Hirshabeelle maamulka degmada Balcad iyo taliyaha Boliska degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here