In ka badan 50 arday oo waxbarasho lacag la’aan ah ka heshay jaamacadda Jobkey faraceeda Baladweyne

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 50 arday ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ka helay Jaamacadda Job key faraceeda Baladweyne ee sanad dugsiyeedkaan 2025-2026.

Ardaydaan ayaa waxa ay ku biiri doonaan Kulliyadaha ay bixiso Jaamacadda sida Caafimaadka, Waxbarashada, Tiknoolajiyada iyo Culuumta kale ee Jaamacadda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here