Tababar ku saabsan hormarinta warbaahinta oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta Jaamacadda Ummadda ee magaalada Muqdisho ayaa tababar ku saabsan horumarinta warbaahinta u soo xirtay in ka badan 50 arday, tababarkaas oo ay bixiyeen khuburo ka socday Aljazeera Media.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay ardayda barto culumta warbaahinta macalimiin iyo masuulinta jaamacada umada kasoo socoday mudo shan maalin ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here