Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 130 arday oo baratay Culuumta kala duwan ee Computer-ka islamarkaana ka aflaxday Akademiyadda Hoggaan.
Munaasabada lagu maamuusay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Hogaan, Bahda Waxbarashada, Macallimiin, Waalidiin iyo martisharaf kale.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


