Garoon kubadda cagta ah oo laga hirgeliyay magaalada Guriceel oo xariga laga jaray.

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo ururka ciyaaraha degmada guri ceel ayaa xariga ka jaray Garoonka kubada cagta Al-nasiib Stadium ee degmadaasi

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin degmada milkiilaha garoonka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada guri ceel

waxa soo jeedinaya Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here