Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 30 arday oo dhameeysey shareecada islamka islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Golis ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada tog-wajaale
Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


