Baledweyne ( Radio Beerlula )- Gudidda Abaaraha maamulka Soomaaliland ayaa inkabadan 200 oo qoys deeq raashiin ah ugu qaybiyay deegaano hoos hoosyimaada Gobalka Hawd.
Deeqdaan raashiinka ah waxaa ay isugu jireen Bariis, Baasto, Bur , Saliid iyo Timir.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


