Deeq biyo ah oo la gaarsiiyay dadka ku nool deegaanka Kulub ee Dagmada Jariiban

0
136

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Maamulka degmada Jariiban,Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka maamulka Puntaland iyo Hay’adda Save The Children ayaa deeq Biyo ah gaarsiisay qoysas danyar oo ku nool degaanka Kulub oo hoostaga degmada Jariiban

Deeqdaan biyaha ah ayaa ka koobneed 20 booyadood biyo ah looguna talagalay 60 Qoys oo saameeyey bacaad

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here