Shirka horumarinta ganacsiga oo lagu qabtay Muqdisho

0
106

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan looga hadlay hormarinta ganacsiga gaar ahaan waaxyada ganacsiyada aanan rasmiga eheen kuwaasi oo wajaha caqabada kala duwan.

Shirka waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda Qorsheynta XFS,Ganacsato iyo maax kale.

waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here