Olole lagu baneenayo wadooyin oo laga bilaabay duleedka magaalada Qardho

0
116

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Dowladda Hoose ee Dagmada Qardho ayaa banaysay wadooyin waawayn oo ku yaalad Duleedkeedka Magaalada Qardho kuwaas oo loogu talagalay Mustaqbalka dhow in la isticmaalo.

Shaadan ayaa loo isticmaalay gaadiidka wax lagu xaaqo iyo kuwa qaado carada waxaana goobojoog ka ahaa baneeynta wadooyinka maamulka degmada Qardho iyo laamaha amaanka magaaladaasi

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here