kulan lagu dhiirigilinayay arday baratay xirfadda farsamada gacanta oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
98

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay kulan lagu dhiirigilinayay arday baratay xirfada gacanta.

Kulanka ayaa waxaa ka qeeybgalay madax kasocotay maamulada Puntland iyo Galmudug xubno kasocday ururada Bulshada iyo aqoonyano.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here