Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada karaan Gobolka Banaadir Maxamad Cabdullahi Socodaal ayaa dhagax dhigay wado laami oo interlock ah tasoo laga hirgalin doono degmada karaan
Munaasibadan dhagax dhiga Ah ayaa Waxa Kasoo Qeyb Galay Agaasimayasha Gobolka Banaadir maamulka degmooyinka waabari iyo xamar jajab iyo boqolaal dadweeyne ah.
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


