Tababar ku saabsan hogaaminta wanaagsan oo lagu qabtay Muqdisho

0
107

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada awqaafta iyo arimaha Islaamka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan hogaaminta wanaagsan kasoo ay ka qeyb galayaan 200 qof oo ka tirsan shaqaalaha wasaarada

Tababarkan ayaa inta oo socodo lagu baran doonaa casharo la xariiro hogaaminta wanaagsan kasoo socon doono mudo 2 maalin ah

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here