Xarun loogu tala galay hooyada iyo dhalaanka oo laga dhagax dhigay deegaanka Boodhalay

0
142

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maayirka Gabiley ayaa Deegaanka Boodhalay ka dhagax dhigay dhisamaha xarunta hooyada iyo dhalaanka .

Munaasabada dhagaxdhiga waxaa ku sugnaa xildhibaano golaha deeganka maamulka Gabiley iyo dhaqaatiir.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here