Tababar ku saabsan Sinaanta ku biirista Haweenka ee booliska oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe

0
115

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa lagu soo xiray xoojinta Sinaanta Jinsiga Ee Ciidanka Booliska iyo ka falcelinta caqabadaha kajira Saldhigyada.

Waxaa tababarkan loo qabtay saraakiil ka kala socotay dagmooyinka Puntland.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here