Dowladaha Turkiga iyo Mareykanka oo ka shaqeynaya joojinta dagaalka Qasa.

0
106

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga, Hakan Fidan ayaa sheegay inuu Turkiga ka shaqeyn doono dhaqangelinta qorshaha joojinta dagaalka Qasa ee Mareykanka uu diyaariyay,

Hakan Fidan ayaa tilmaamay inuu Mareykanka qaadanayo door ah ka dhaadhicinta heshiiskan ee dhinaca Israa’iil.

Halka Turkiga uu isaguna heshiiskan ku qancinayo dhinaca Falastiiniyiinta iyo Xamaas.

Hogaamiyasha dalalka Caalamka ee ka qeyb galay meertada 80-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada midoobay ayaa inta badan si wada jir ah ugu baaqay in la joojiyo dagaalka Qasa islamarkana la helo labada dowladood oo Falastiin iyo Israaiil si xal nabdeed loo gaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here