Masjid laga hergeliyay magaalada Saylac oo xariga laga jaray

0
147

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada Diinta owqaafta Soomaliland ayaa xariga kajaray Masjidka Shaadili ee magaalada Saylac.

Masjidkan ayaa lagu sameeyay dib udayactir Balaaran kaasoo iska kaashadeen wasaarada Diinta iyo shacabka magaalada Saylac.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here